20th May 2024  admin  Category :

Labadan Xildhibaanba Waa SNM, waana Wakiilo Muqdisho loo keenay inay ka shaqeeyaan danta SNM, doorasho iyo Muqdisho oo degta diyaar uma aha, danina uguma jirto. Maalin ayaa iman doonta sida doorashada Soomaaliya u rabaan ay u dhici doonto, haddaan maanta laga hortegin wakiilada SNM

https://allsanaag.com/xildhibaankii-gobolka-sanaag/

https://allsanaag.com/xildhibaanka-reer-waqooyi/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*