8th May 2024  admin  Category :

Nimanka beesha Isaaq ugu magcaaban gudoomiyaha gobolka, Taliyaha Ciidanka iyo wasiirka, dhamaantood waxay ka Soo jeedaan Odayaashan aad hoos ka daawan doontaan oo labo wiil oo ilma adeer ah lakala saftay doorashadii Puntland. Maanta Odayaashii diidanaa in Xildhibaan Cabdirashiid uu ka mid noqdo Baarlamaanka Puntlandm waxay Ceelbuh iyo Badhan ku galbinayaan wasiir SNM ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*