7th October 2024 admin Category :
La taliayaasha Farmaajo oo mar kale Jar ka xooray madaxweynaha
Madaxweyne Farmaajo oo aan cag soo dhigin degaan ay beesha Dhulbahante degto intuu madaxweynaha ahaa Soomaaliya, Mashaariicda Soomaaliya ka socotana ka wada qadiyey oo aan labaatankii Sano oo Isaaq gardarada ku dabasocdeen Tuke aan ka hadlin, ayaa la taliyaashiisa kula taliyeen inuu la Kulmo gaashaanle Tuke. Sababtuna waa sidii loo heli lahaa midnimo dhex marta USC iyo SNM
https://allsanaag.com/waa-maxay-sababta-farmaajo-dhabarku-loogu-jeediyey/