17th February 2025 admin Category :
Masuuliyiin katirsan golaha xukuumadda Dowladda Puntland ayaa lagu
soodhaweeyay magaaladda Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, masuuliyiintaan ayaa u kuurgali doonaan xaaladda shacabka gobolkaasi.