26th April 2024  admin  Category :

Cunaqabatayntii Sababtay dhimashada aan Sharciga ahayn oo Kismaayo laga qaaday

Sowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad saartay.

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali oo la hadlay warbaahinta Qaranka  ayaa sheegay in dowladdu fasaxday duulimaadyadii rayidka ahaa, kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo sida uu yiri.

“Kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo dowladda Federaalka waxay fasaxday duulimaadyadii rayidka ah ee Kismaayo iyo Muqdisho”ayuu yiri Wasiir kuxigeenka Warfaafinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*