Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

27th April 2024  admin  

Maleeshiyaadkii SNM ee furimaha dagaalka looga adkaaday ayaa duqaymo aargoosi ah ku garaacay magaalada Laascaanood oo ay ku nool yihiin dad tabar yar oo awoodi kari waayey inay magalaada Laascaanood ka baxaan. Allah ha u naxariistee dadkii ku noolaa magaalada …

27th April 2024  admin  

Mudaharaad Brussels oo lagu taagerayo SSC-KHAATUMO & Madaxweyne Xasan Shiikh oo aad loogu dhaleeceeyey! …

27th April 2024  admin  

Garowe, 03/03/2023: Dowladda Puntland waxay markale cadaynaysaa mowqifkeedi ahaa in aanay qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo Deegaanada ku xeeran. Dowldda Puntland marwalba waxay qadarinaysaa in Soomaalida dhexdeeda iyo Gobolkuba kuwada noolaadaan nabadgelyo, xasilooni iyo …

27th April 2024  admin  

Beesha Geri Kombe, ee ka m midka ah beel weynta Daarood ee degta geeska Afrika ayaa ka mid noqday ciidanka bad baadinta shacabka gobolka Sool ee laga bad badinayo duulanka Argagixisnimada SNM …