8th May 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadkii SNM ee furimaha dagaalka looga adkaaday ayaa duqaymo aargoosi ah ku garaacay magaalada Laascaanood oo ay ku nool yihiin dad tabar yar oo awoodi kari waayey inay magalaada Laascaanood ka baxaan.

Allah ha u naxariistee dadkii ku noolaa magaalada Laascaanood oo ay aargoosiga ku dileen maleeshiyaadka SNM oo ay bbeelaha Isaaq ku midaysan yihiin waxa ka mid ahaa Faadumo Yuusuf oo iyada oo sida loo duqaynayo ka waramaysa uu dilay hubka ay beesha Caalamku ku hubeeyaan maamulkaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*