19th March 2024  admin  Category :

Koonfurta Soomaaliya alshabaab laga xorayn maayo inta derajooyinka beenta ah la bixinayo.

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen Axmed oo noqotay gabadhii ugu horreysay ee darajadaas ka gaarta ciidanka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*