19th March 2024  admin  Category :

Haamihii Shidaalka Ee Puntland Petroluim Oo Dab Qabsaday.

Dab ayaa qabsadey Keydka haamaha shidaalka ee ay leedahay shirkada Puntland petrolium una dhow xerada Ciidanka Amniga Puntland PSF Somalia sida ay ii xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah dabka ayaa ah mid xoogan waxaana ka dhashey qaraxyo waaweyn oo ay sameeynayaan haamaha shidaalka maadaama ay aheyd keydka ugu weyn ee shirkada shidaalka ee Puntland Petrolium.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*