26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya oo wada dafiray Musuqmasaqii ceebta u keenay Soomaaliya

Muxuu Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyaradda uu ka yiri natiijada tartankii orodada ee Soomaaliya Shiinaha ugu qeybgashay laacibada Nasra Abuukar oo kaalinta ugu danbeesa Tartankaasi ka gashay.

“Arin aad u foolxuma badan ayeey aheyd ee tartankii shinaaha magaca Soomaaliyeed iyo calanka meel uusan istaahilin ayaa la dhigay gabadha ka qeybgashay tartankaasi orodka sida loo soo xulay waan baareenaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*