29th March 2024  admin  Category :

Maanta in wiil Isaaq uu sidan u hadlo waa mid eedeeda koowaad ay leeyihiin dadka Daaroodka ah. Mar baa jirta adiga oo illaahay awood uu ku siiyey haddana aad noqotaa sida maroodiga wiilka yar iska kaxeesanayey oo awoodiisa laga qariyey. Miyeeysan bahdilaad aheen in beel yar oo deggan Burco iyo Hargeeysa inta u dhaxeeysa maanta looga caal waayey dhul Daarood?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*