26th April 2024  admin  Category :

Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo si aad u saraysa, oo aan  horay  loo arag loona maqal  loogu soo dhoweeyey dalka Kuwait.

Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada  federaalka Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan ayaa si aan horay loogu arag loogu soo dhoweeyey dalka Kuweit.

Wasiirka ayaa kula kulmay  dalka Kuwait wasiirka arimaha dibadda  ee dalkaas, sidoo kalena ay balansan yihiin ha’yado kale oo ka mid ah dawladda Puntland sida sanduuqa dhaqaalaha oo horay Soomaaliya uga hirgeliyey Mashaariic badan

Amiirka Kuwait Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah.  iyo in badan oo ka mid ah Qoyska ka taliya dalkaas ayaa saaxibo dhow waxay yihiin Mudane Cumar Xaaji cali oo ah aqoonyahankii soo dhameeyey garoonka diyaaradaha Garowe  ee maanta madaxweyne Farmaajo furay iyo jaamacada Maakhir ee Badhan

https://web.archive.org/web/20091227093250/https://www.allsanaag.com:80/DetailsArticls.asp?ID=929

 

https://web.archive.org/web/20110425033134/https://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7256

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*