29th March 2024  admin  Category :

Gaas oo si Caro leh ugu Dhawaaqay Dagaal ka Dhan ah SNM.

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo baajiyay Xafladdi caawa ka dhicilahayd Madaxtooyad Garowe ee 8 Janaury wuxuuna Sheegay Dalka inuu Galay Xaalad Dagaal asagoo Amray Ciidanmada PSF iyo PMPF inay iska Xaadiriyaan Furinta aaga Gobolka Sool.

Madaxweyne Gaas ayaa ku dhawaaqay xaalad dagaal oo ka dhan Jabhadda SNM iyo wareerkii gaadmada ahaa ee magaalada Tukaraq in si dag dag Ciidanka Puntland uga Jawaaban.

Dagaalka ay Besha Isaaq  ku bilowdey Puntland ayaa dadka falanqeeya arimaha Soomaaliya ay aaminsan yihiin in ay sabab u noqdoonto soo celinta magaalada Laas caanood iyo xuuddaha Puntland ee deegaanka Caynaba.

Guud ahaan shacabka reer Puntland ayaa aad uga caraysan daandaansiga beesha Isaaq  aan hal marna laga jawaabin, maantana mid ka mid ilihii dhaqaalaha Puntland isku dayey inay gacanta ku dhigaan

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*