28th March 2024  admin  Category :

Huteel u dhisan qaab casri ah oo sanadkan Xujaydu isticmaalayaan,

Huteelkan marka ay korontadu ka  tagto albaabadu waa is wada furayaan,

Dhereka qolka huteelku waa 220cm, 120cm balaca iyo 120 oo uu kor u qaadan yahay, waxa laga sameeyey plastic iyo caag. Waxa loo qaadan karaa meel kasta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*