26th July 2024  admin  Category :

16 Gabdhood oo Kalkaaliyaal caafimaad ah oo hal mar la  wada rimiyey

Lix iyo tobon gabdhood oo ka  shaqaynayey qaybta intensive care unit ICU ( GURMADKA DEG DEGA AH)  cisbitaal ku yaala Arizona  ee dalka Maraykanka ayaa hal mar uur wada qaaday , intoodana badana waxy dhalayaan inta u dhaxaysa October ilaa January

Kalkaaliyaashan ka shaqeeya Banner Desert Medical Center ee ku yaal  Mesa, bariga Phoenix, ayaa sheegay inaanay is ogayn oo ay ogaadeen markay mid kasta oo iyaga  mid ah ay  face book soo dhigtay inay uur ledahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*