4th October 2022  admin  Category :

Xaliimo Yareey oo Lix xisbi siyaasadeed guddoonsiiyay shahaadooyin

Guddiga ay madaxda ka tahay Xaliimo yareey ee lagu magcaabo Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo uu horay u magcaabay madaxweynihii hore ee Xasan Culusoow ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah gudoonsiiyay ilaa 6 xisbi siyaasadeed ee beelaha Muqdisho , kuwaasi oo qeyb ka noqon doona axsaabta siyaasadeed ee dalka, kaddib markii ay buuxiyeen sharuudihii ay rabtay Xaliimo yareey

Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay maanta ayaa kala ah.

1-Xisbiga Qaran,

2-Xisbiga Hor-usocodka shaqaalaha,

3-Xisbiga Dhaq dhaqaaqa,

4-Xisbiga Saanuu,

5-Xisbiga Midnimada,

6-Hugaan Qaran.

Tirada guud ee xisbiyada siyaasadeed ee sida KMG ah uga diiwaan gashan gudiga doorashooyinka Qaranka ayaa hadda ah 63 xisbi, kuwaasi oo gebi ahaanba ka soo wada jeeda beelaha Hawiye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*