1st December 2022  admin  Category :

Farmaajo oo maanta Villa Wardhiigleey kula kulmay Siyaasiyiinta Hawiye ee dhowaan ugu dhaartay haddii uu dhaqankiisa wax ka bedeli waayo inay Muqdisho ka saarayaan

Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan kulan kula qaadanaya xarunta Villa Wardhiigleey qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee beelaha Hawiye kuwaa oo ka diiwaangashan Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ay madaxda u tahay Xaliimo yareey

Kulamadaan ayaa looga gol leeyahay in Madaxweynuhu uu wada-tashiyo ballaaran la qaato saamileyda siyaasadeed ee dalka, lagana wada hadlo sidii doorasho qof iyo cod ah oo waqtigeeda ku qabsoonta looga hirgelin lahaa dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*