26th April 2024  admin  Category :

Sheekii Geeska Afrika, Sheekh Umul oo ay Muqdisho ka sheegteen Soomoow iyo Inna Adeerkiis Yalaxoow oo ay garab ku siinayaan dhalaanka HAG Fiqi iyo Mahad Salaad, ayaa hadda dawladda Soomaaliya ay wareegto ka soo saartay ay ku saxiixan yahay wasoorka dhalinyarada Khadiijo Diiriye uu abti u yahay Soomoow in la joojiyay Muxaadaraddii iyo Waanaddii Sheekaha geeska Afrika ay umadda Soomaaliyeed ka sugaysaysay,

Madaxweyne Farmaajo, mar Muqdisho waxa ugu xoog sheegnaya Siyaasiyiinta Hawiye,marna dariiqada Abgaalku ka keeneen Marooko dariiqa idriisiyah oo mowlacyo ku leh dhulka Hawiye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*