1st December 2022  admin  Category :

Cali Caraale “Madaxweyne Waare Xilka igama qaadi karo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan waa aniga”

Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Cali Maxamed Caraale ayaa ka soo horjeestay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, isagoo ku tilmaamay nin qol ku xiran oo maskaxiyan aan xor aheyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*