26th April 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Xiddigii iyo Laacibkii Qaranka ee kubadda Cagta Soomaaliyeed Siciid Ducaale oo ku geeriyooday Dalka Yamen

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Bahda Ciyartooyda   qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Siciid Ducaale , oo ka mid ahaa Xiddigihii soo maray Qaranka Soomaaliyeed oo Bulshada Soomaaliyeed ku farxi jireen marka uu soo galo Garoomada Kubadda Cagta lagu ciyaari jiray.

Marxuum   Siciid Ducaale  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allsnaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*