28th March 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo u geeriyooday xanuunka Coronavirus

Allah u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nur Hassan Hussein Nur Cadde ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska , ku geeriyooday, ka dib dhowaan markuu ku dhacay xanuunka COVID-19

Allaha u naxariistee Nuur cadde ayaa soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya sanadihii 2007-2009, dowladdii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*