25th October 2024  admin  Category :

Xildhibaanka d’ada yar ee ka soo jeeda Gobolka Sanag ee  loo magcaabay  Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka dalka, waa u hanbalyeeynaynaa, soo dhowaynaynaa ,  Ilaahayna waxaan uga baryeeynaa inuu  xilka u fududeeyo

Xildhibaan C/llaahi Bidhaan Warsame, oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante, Naalaye Axmed ayaa loo magcaabay wasiirka Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka dalka,, waana fursadii ugu horaysay ee Warshaddii Laasqoray dib  loogu  kicin lahaa mar haddii xildhibaankii metalayey wasiir loo magcaabay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*