27th July 2024  admin  Category :

Dad Oromo ah oo ka soo qaxay magaalada Jigjiga ayaa soo gaaray xadka Soomaaliya, gaar ahaana dhinaca maamulka Hargeeysa. Dadkan ayaa waxaa loo weeydiinayaa maamulka Hargeeysa ineey la soo gaaraan cuntto iyo welliba in la siiyo hooy ay seexdaan.

Qoomiyada Oromada ayaa si arxad darro ah u dishay dad badan oo Soomaali ah kuwaasoo aan waxba galabsan, isuguna jira rag, carruur, waayeel iyo haween.

https://youtu.be/lfey2AhpegU

Hadaba, muuqaalkan hoose waxaad ku arki kartaa dad Soomaaliyeed oo ka soo qaxay dagaalada dalka Yemen seddex sanno ka hor oo laga hor istaagay ineey ka soo deggeen markabii ay saarnaayeen magaalad Berbera, wellibana iyagoo watta carruur yar yar. Oromo dadkii leeyneeysa ayaa lala raadinaya cunto iyo meel ay seexdaan, kii Soomaaliyeedna waa idinkaa arkaya sida loo gallay. Taariikhdu iyada ayaa is qorta, mana ahan mid guurta.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*