26th July 2024  admin  Category :

Daawo mid ka mid ah Xildhibaanada aan xishoon ee ku caan baxay laaluushka iyo hadba inay taageeraan meesha uu  maalintaas Bariisku ka bisil yahay. Shalay Cabdirashiid Xidig, wuxuu   laaluush  ku qaatay in uu istaago Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya  si Shariif Sakiin Soomaaliya madaxweyne uga  noqdo, Maanta wuxuu la qaylinayaa in xasan Culusoow dib loo soo doorto. Shariif Sakiin iyo Culusoow ayaa  maanta   jeebkoodu qoyan yahay/ Waxaan sugnaa wixii ka danbeeya feb 8, 2017 halka Cabdirashiid Xidig uu martida u noqdo

https://youtu.be/Os9eDvkQ8Qc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*