26th April 2024  admin  Category :

Xassan Culusow: Waa muhiim in la ansixiyo Sharciga la Dagaallanka Argagixisada

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tegay xarunta ciidmada Booliiska looga arimiyo, waxaanu sheegay in ay muhiim tahay ansixinta xeerka la dagaalanka argagixisada.

Madaxweynahaa ayaa warbixin ka dhageystay ciidanka booliska gaar ahaan xaaladda amniga xilli shalay magaalada uu ka dhacay qarax.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*