28th March 2024  admin  Category :

Xarago iyo kooxdii uu samaystay oo la kulmay Farmaajo

 Nabadoon Cabdiqaadir Axmed Xarago , oo ah nabadoonka ugu awooda badan degmada Boosaaso oo xitaa alshabaabka laga soo qabto buuraha Calmadow isku daya inuu kala baxo xabsiyada Boosaaso iyo koox uu samaystay oo sheegta inay yihiin Isimo, oo ila hadda la hayn meel lagu caleemo saaray ayaa Muqdisho kula kulmay madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo iyaga oo ka faaiidaysanaya duruufaha lagu jiro

Nabadoon Xarago iyo Iismada uu samaystay oo ka soo jeeda beelaha Puntland ,waa kuwa haba yaraatee aan ka hadlin Argagixisada ku dhuumaalaysata Buuraha cal madow iyo Miskaad, Qaarkood xiriir fiican ayeey la yihiin SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*