28th March 2024  admin  Category :

Buraan waa magaalo lagu noolaa in ka badan hal qarni, waxa ayna hodonku tahay biyaha. Waa magaalo ay buuro dhan kasta ka xigaan magaaladan | Warbixintan oo taabaneysa horumarka Buraan ay ka samaysay waxbarashada iyo waliba Saldhiga Degmada oo shacabku iskutashi ku dhisteen waxaa inoo haya Maxamed Xasan Dhalo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*