26th July 2024  admin  Category :

Beesha Habar jeclo Ayaa Sheegay Inay Garxejis Dagaal Ku Qaadayaan hadii cabdiraxman Ciro dartiisa loo badalo Komishinka Doorashada Maamulka Soomaliland,waxaana Qaar ka Mida Hogaanka Beesha Sheegeen Inaysan Aqbalayn.

One thought on “Dawladnimada SNM

  1. Emma Skafte

    Dr. Gabboose oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi Waxaan diiddanahay Maamul-xumida Maanta Dalka ka jirta iyo Cidhib-xumadeeda dambe, Sawirka guud ee dalku halka uu Maanta marayo maaha mid qurxoon, waxaanu dib ii xasuusiyey Midhihii ka dhashay Talo-xumadii Lixdankii, sidii bilaa gor-gortanka ahayd ee labadii dhinac ee midoobay dhinicii kale ay dhammaan Mansabyadii iyo Manfacii Dawladnimada, jawaabtii baadi-goobkaasi waxay noqotay inaan Talo iyo Quluub midaysan lala tagin. Ifafaalaha imika ii muuqdaa wuxuu i tusayaa Talo xumo iyo kala qaybsanaan ka qoto-dheer tii hore, lagana yaabo in Maxsuulkeedu ka cidhib xumaado tii lixdankii haddaan la dabo-qaban oo aan Eebbe caymin .

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*