26th July 2024  admin  Category :

24 saac ka dib dilkii Cismaan Axmed Askar oo aan cidna loo qaban.

Habeenkii xalay waxa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu dilay Allah ha u naxariistee Cismaan Axmed Asakar.

Dilkan oo ay gaysteen sidii horay u dhici jirtay Dad haybtooda iyo aragooda qoo qariyey , oo ku cararay gawaari marki ay sameeyeen falkan waxshnimada ah oo ay ku dileen Qof aan waxba galabsan oo hor taagan gurigiisii,

24 saac ka dib ayaa cidna loo qaban denbigan ciddii gaysatay, sababtuna waa maamulka degmada Boosaaso iyo taliska Booliiska oo sida muuqata xil aan iska saarin dilalkan soo noonoqonaya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*