13th August 2022  admin  Category :

“Wiilasheenna waxaa la yiri Qatar ayaa la idin kugu qaadaa ardaynimo, waxaase la geeyey Eritrea

Qaar ka mid ah waalidiinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay cabasho ka yihiin wiilal ay dhaleen oo ay sheegeen in ay dowladda Soomaaliya askar ahaan ugu qaadeyso dalal dibedda ah.

Ruqiyo Sahal Cangul Afyare oo ah hooyada wiil 19 jir ah, oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay u sheegtay in wiilkeeda tababar looga qaaday dalka Qatar, balse la geeyey Dalka Eritrea.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*