18th April 2024  admin  Category :

Shiikhu haddii uusan xaqa sida uu yahay uusan u sheegi karin, ma oran karnaa waa sheikh? Haddii shiikhu uusan ehelkiisa runta u sheegi karin, ma oran karnaa waa sheikh? Haddii shiikha uu ka baqayo in xabsi la geeyo, ma oran karnaa waa sheikh? Haddii shiikha uu ka aamuso dhiiga daadanaya, ma oran karnaa waa sheikh? Haddii shiikha kii gardaran uusan farta ku fiiqi karin, ma oran karnaa waa shiikh? Shiikhnimadu ma ka aamus baa iyadoo madaxda ay qalad sameeynayaan?

https://youtu.be/ATtzzblRzrk

Hadaba, Shiikh Dirir iyo Shiikh Mustafa labadaba waa dad diinta yaqaan, shacabka Soomaaliyeedna waa dad ay ku xiran yihiin dhageeysiga wacdigooda, balse waxaa habooneed marka qabiilkooda uu ku duulayo dhul aysan laheen ineey xaqa u sheegaan oo aysan ka aamusin, laakiin labada shiikh taas weey ka aamuseen. Hase ahatee, marka ay aamuseen, dadka waxeey  u qaateen in sheekadoodu ay tahay, “Fiqi bahdii kama jano tago.”

Allsanaag.com

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*