26th March 2024  admin  Category :

Gabadh ka soo jeeda Indonisia ayaa dhimatay markii mas dhererkiisu yahay 23-foot uu liqay

Markii qoyska gabadha ay dooneen inay  baadi goobeen, waxay ka heleen beerta dhexdeeda  alaabtii ay gabdhu lahayd  sida Dacaskeedii, Faaskii iyo toojkii ay wadatay

Markii dadkii  tuulada  oo  dhami  raadiyeen gabadhii waxay la kulmeen mas dhereg dhaafay oo dibirsan oo ku sugan meel  aan ka fogayn beertii ay  gabdhu falnaysay

Fais, wuxuu sheegay in dadkii tuulada ay dileen maskii oo ay uga shakiyeen inuu qofka dumarka ah cunay. Markii ay qaleen maskii waxay  calooshii maska  ugu tageen qofkii dumarka ahaa oo isku taal oo gashan dherkeedii ay wadatay

Image may contain: 9 people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*