27th July 2024  admin  Category :

Garaad Saleebaan oo u digay koox u shaqaysa argagixisada

Garaad Saleymaan Garaad Mohammed. oo  maanta saxaafadda kula hadlay caasimadda Puntland ee garowe ayaa si adag ula hadlay Jeegaanta, isagoo beeniyey in aysan jirin wax wadahadal ah oo lagula jiro maamulka SNM aynu doonayaan inay dadka marin habaabiyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*