
27th March 2023 admin Category :
Xaglatoosiye oo wasiir ka ahaa dawladdii horre ee SNMta, hoggaaminayeyna Siilaanyo ayaa la xiray xaaskiisa, darawalkii iyo gaarigiisii iyo rag kalle oo la socday. Soomaalidu waxeey horay u tiri, “Bahdii ka carare, bahal baa leh” Kuwa maanta u sii socda Isaaqna waxaa sugaya bahdil iyo aayatiin xummo.
Allsanaag.com