18th April 2024  admin  Category :

Suldaan Siciid ayaa   wasiir ka helay maamulka Hargaysa, horayna siyaasiyiin  ugu diray   Puntland iyo federaalka.

Suldaan Siciid Suldaan Cabdi salaam ayaa wasiir ka helay dawladda Hargaysa,  kaas oo ka shaqayn doona danaha Suldaanka   kaga xirma maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin .

Suldaanka oo la filayey inuu u  gudbiyo maamulka SNM, magaca  mid ka mid ah  Marabbida Warsangeli oo  degaanadii ay ka soo jeedeen sida  Ceerigaaabo, Yube, Carmale iyo Dhahar u   dayacay inay u nacamleeyaan  maamulka Hargaysa sanadihii danbe  , ayaa hadda Suldanku wuxuu  u  gudbiyey maamulkaas inuu wakiil uga noqdo   quba joog u bedeli doona wakiilkiisii hore  Cadami

Ciise Xawar, oo ka mid ah  qurba joogta Soomaaliyeed ee   ee dalka Australia.  ayaa Suldaan Siciid u qaban doona howlihii uu Cadami uga  hayey maamulka SNM  intii uu ahaa   wasiirka gaashaandhiga  maamulka SNM.

Marabbidii beesha Warsangeli oo Suldaan Siciid magacyadooda gudbin waayey

1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse,  Cumar #Jibriil.
2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — #Jaamac #Siyaad / #DhulBahante
3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta —Samaroon
4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha — Reer Daahir / Habar Jeclo
5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga —- Warsan Gali, Reer Garaad
6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada — Ciidagale
7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada — Ciise
8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta — Arab
9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha — Habar Cafaan / Samaroon
10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud — Dhulbahante
11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha — Habar Yoonis
12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha — Jibriil Abakor /Sacad Muuse
13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga — Samaroon
14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada — Habar Jeclo
15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga — Guulane / Arab
16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga — Habarjeclo
17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta — Makaahiil / Sacad Muuse
18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka —- Cali Siciid / Habaryoonis
19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha —- Nuur Axmed / Dhulbahante
20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta — Habarjeclo
21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka — Ciise Muuse
22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha — Habarjeco
23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka — Habaryoonis

Wasiir Ku Xigeenada

1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada — Subeer Celi / Arab
2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha — Sacad Muuse
3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta — Ciidagale
4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha — Ayuub
5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada — Toljecle
6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta — Gabooye
7. Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada — Ciidagale
8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka — Habar Jeclo
9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —-

Tiraada Guud

Habar Jeclo——–Shan Wasii
Habar Yoonis—–Saddex Wasiir
Arab——Laba Wasiir
Ciise Muuse—-Laba Wasiir
Sacad Muuse—–Laba Wasiir
Ciidagale——-Hal Wasiir
Dhul Bahante——–Saddex Wasiir
Samaroon———Laba Wasiir
Ciise———-Hal Wasiir
Warsangali——Hal Wasiir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*