29th March 2024  admin  Category :

Soomalidii ugu badnayd ee Colaada  Yemen kasoo Qaxda ayaa soo gaartay magaalada Bossaaso.
Dadkaan oo kasoo qaxay collaadaha dalka Yeman ee maanta yimid ayaa gaaraya 210 qof kuwaas oo ay siday hal doon ah.
Dadkan soo qaxay Waxa si ku meel gaar ah loo dejiyey xerada qaabilaada dadka qaaxootiga ah oo ay gacanta ku hayso wasaarada Arimaha Gudaha ee Dawladda Puntland ee ku taal qaybteeda magalada Boossaaso.

Dalka Yemen ayaa waxa ka socda dagaalo aan kala joogsi lahayn,kuwaas oo u dhaxeeya Kooxo isku haya Xukunka dalka Yemen,iyadoona Asbuucii hore la dilay Madaxweynihii hore ee Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Sawirka Warbaahinta Dawladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*