23rd October 2024  admin  Category :

Madaxweeynihii horre, Shiikh Shariif Shiikh Ahmed, ayaa ka hadlay xannibaadii lagu sammeeyey shalay iyo xaaladda dalka meesha ay mareeyso oo uu ku tilmaamay ineey tahay mid aad u xun, wuxuuna bulshada qeeybaheeda kalla duwan iyo maamulada dalka ugu baaqay in ay habboon tahay in wax la iska weeydiiyo meesha dalka uu u socdo. Waxaa dhab ah sida ay wax ku socdaan waqtigan ineey tahay in dib dalka loogu cellinayo wadadii burburka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*