27th May 2022  admin  Category :

Duubabka dhaqanka Mudullood ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynihi hore ee Somalia Sheekh Shariif

Duubabka dhaqanka ee beelaha Mudullood ayaa booqasho hoygiisa ugu tagay Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo ay dawladda Federaalka ka hor istaagtay shalay inuu u safro magaalada Kismaayo halkaas oo uu uga qaybgeli lahaa caleemasaarka Axmed Madoobe.

Imaam Maxamed Yuusuf Cali Imaam iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa Madaxweyne Shariif u sheegay inay ka xun yihiin is hortaaggi lagu sameeyey wafdigi uu hogaaminayay ee ku sii jeeday magaalada Kismayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*