28th May 2022  admin  Category :

Tuugta Nabad iyo Nolol ayaa joojiyey dhammaan duulimaadyadii teggi jiray magaalada Kismaayo muddo seddex cisho ah si aan looga qeeyb gellin calleemo saarka madaxweeynaha Jubaland.

Calleemo saarka madaxweeynaha Jubaland, Ahmed Islaam , ayaa la fillayaa inuu dhaco 26 bishan aan ku jirno, waxaana la fillayaa ineey ka qeeyb gallaan dad badan.

Hadaba, isweeydiinta waxeey tahay, intee in la’eg ayaa dadka laga cellin karaa ineey ka qeeyb gallaan calleemo saarka? Waxaa dhab ah in dadkii la fillayey ineey ka qeeyb gallaan calleemo saarka in ka badan ay ka qeeyb gelli doonaan, sababtoo ah dadka badankiisa waxeey ka careeysan yihiin sida ciyaal suuqnimada leh oo ay u dhaqmayaan kooxda tuugta ah oo ay hoggaamiyaan Farmaajo iyo Kheeyre.

Waxaana wax la hubbo ah in calleemo saarka madaxeeynaha Jubaland uu dhici doona, waxaana fashilka uu ku danbeeyn doonaa tuugto la baxday Nabad iyo Nolol.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*