31st January 2023  admin  Category :

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Khamiis ah dagan, kaddib markii xalay qeybo ka tirsan magaalada laga dareemay dhaq-dhaqaaq colaadeed.

Magaalada ayaa waxaa xalay laga cabsi qabay dagaal dhexmara ciidamo taabacsan taliyihii hore ee booliska gobolka Banaadir Saadiq Cumar Maxamed (John) iyo Ciidamada dowladda Federaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*