26th July 2024  admin  Category :

Farqiga u dhexeeya Farmaajihii shalay iyo kan maanta, Waa Farmaajo oo afkiisa isku duqaynaya.

2 thoughts on “Farqiga u dhexeeya Farmaajihii shalay iyo kan maanta, Waa Farmaajo oo afkiisa isku duqaynaya.

  1. Haliye

    Farmaajo markuu la kulmay c/qaasin salaad Xasan August 2017, waa isbedelay wuxuu lasoo baxay wajigiisa runta ah ee weerarka ku ah Jubbaland.
    Federal diid isaga cirka roob ku og.
    Adiga kabuhu kaa dhamaan.
    JUBBALAND waa Puntland, Puntland waa Jubbaland.

    Reply
  2. Jirac

    DUF KU BAX FARMAJO sida aan ugu farxnay doorashadiisii iyo sidaan hada oga naxay farqi aad u dheer baa u dhaxeeya Ahmed madoobe isagaa chance siiyey in dib loo doorto waxaasna waa taladii qaldaneyd ee WALAALAHA GALGADUUD siiyeen. Somalida maanta qof kasta record buu leeyahay Ahmed madoobe, sheikh sharif waa MAXAAKIMTII. Argagixasada shaatiga shaydaan ka u xuubsiibatay bay ka hareen bal u fiirsada waxbay kaga duwan yihiin qowleysatada siyaasada iyaku qowl loogu hagaago bay leeyihiin beena ma yaqaaniin haday yiraahdaan waa dagaaleynaa wey dagaalayaan. Farmajo wuu seexday ileen ma odhan karno wuu waalan yahay. Farmajo haduu dhihi lahaa media ha ii kaalaya u warami lahaa Ahmed madoobana wuu ka adkaan lahaa Deni na geed baynu ku xidhi laheyn hade afkiisaa gabay ama wuu seexday in villa WARDHIIGLEY hada jubaland waa puntland puntland waa jubaland Farmajo iyo GAREENO sharif sakiin baa xalkooda og.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*