29th January 2023  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay warbixin ku saabsan safarkiisii iyo xaaladda uu dalku marayo.Markii kulanku uu soo dhamaaday Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jaamac Dabaraani ayaa saxaafada la hadlay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*