16th July 2026  admin  Category :

Magaalada Milxo ee gobolka Sanaag ee Dahabka laga qoto, loogana soo shaqo guud ahaan geeska Afrika ayaa caawa wiil ku dhacay meel biyo fadhiyaan, saacado badan ayuu ku jiraa ilaa hadda waxa la’yahay quusayaal ka soo saara, Boosaaso ayaa ugu dhow quusayaasha , WiilkaN Ceelka ku hoos jira ayaa sida la sheegay ka soo jeeda Dowlad ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia, gaar ahaan beesha Ogaden. wiil reer i

Isaaqa oo reer Cismaana oo magaciisuna waa Maxamed Cabdi Yuusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*