26th July 2024  admin  Category :

Daawo Weriye Duufaantii shalay Maraykanka ka dhaccaysay  ka soo waramayey oo been uu sheegay la kashifay.

Weriye ka shaqeeya Weather Channel ayaa ka waramayey dabaysha iyo duufaanta  ka dhacaysa Wilmington, North Carolina, inay tahay tii ugu xumayd

Wuxuu gashanaa Jaakat aan biyuhu soo geli karin  waterproof coat, Weriyahan oo lagu magcaabo Mike Seidel waxa la daawanayey isaga ay ku adag tahay in uu  cagihiisa uu  ku istaago sababtoo ah dabaysha xoogeeda  uu sheegay inay ku majo xaabinayso.

Laakiin sida muuqaalka hoose aad ku arki doontaan waxa gadaashiisa maraya laba nin oo aan dhibaato ku qabin dabaysha dhacaysa  ee weriyuhu uu umadda u dhigayey riwaayad

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*