29th March 2024  admin  Category :

Caasimadda Itoobiya  Addis ababa, inkatoo ay tahay degaan Oromo, dadka ugu badan oo degaa magaaladaasi  waa Qawmiyadda Amxaarada oo qarniyo badan ka talinaysay dalkaas. Oramadii   oo u dhaqmaya  sidii jabhaddii USC maalmimihii ay Muqdisho soo galeen ayaa waxay doonayaan inay  Guri kasta oo Amxaro degan tahay ama xaafad kasta oo Amxaaro degan tahay inay calanka Oromada ka taagaan. Arintaasi sdoo maha horseedkii burburka Soomaaliya oo akale iyo waalidii USC ay guri iyo xafiis  walba ku habsadeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*