27th July 2024  admin  Category :

Yaa dooran lahayd  Murashaxa  lacag ku bixiyey ammaanta Amir Caamir  iyo Murashaxa bulsho reer Puntland ah oo haraadan Riig u sameeyey oo Biyihii ay heleen beero ku beertay. Mirihii ay la soo baxeena ay noloshoodii hore oo adkayd wax badan ka  bedeshay. Intaa waxa u sii  dheer inay heleen jid ay maraan marka ay  dalagyada ay beertaan  u suuq geenayaan degaanada  Puntland iyo Soomaali inteeda kale.

https://allsanaag.com/wax-soo-saarka-degaanka-ceel-la-helay/

Riigan ku yaal Ceel la helay ee degmada Badhan madaxweyne Gaas ayaasameeyey, meel aan ka fogayn waxa ku yaal Biye xireen

Faarax Cali Shire, oo ka mid ah Murashaxiinta Puntland ayaa isaga ololihiisa doorashada mid ka duwan tan madaxweyne Gaas ee waxqabadkiisa ku salaysan maray,  oo Caadi qaataha caan baxay  Amiin Caamiree  laaluush ku siiyey in  sidii Farmaajo iy  Muuse Biixi oo kale uu sawir ka sameeyo la soo dhigo facebuugyada

https://allsanaag.com/amin-caamir-imisa-lacag-ah-ayaa-sawirkan-lagu-siiyey/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*