26th July 2024  admin  Category :

Qareeno ka mid ah kuwa maamulka Hargeeysa ayaa sheegay in xeer dhawaan uu soo saaray maamulkaas uu ka hor imanayo diinta Islaamka. Qodobka ayaa meel adag iska taagay kufsiga, balse caadi ka dhigay galmada kalle marba haddii labada qof ay raali isaga yihiin.

Raadinta aqoonsiga waa mid ay la gashay maamulkaas meel kasta. Hadaba, Soomaalidu waxeey tiraahdaa, “Waa baahanahay baqtiga looma cunno.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*