27th July 2024  admin  Category :

Qaar ka mid ah gaadiidleeyda Muqdisho ayaa ka cabanaya musuqmaasuq, qabyaalad iyo caddaalad darro. Arrintan aya dabba socota kadib markii gaadiidleeyda ka xamaasha dekedda Muqdisho qaar ka mid ah loo xiray ineey rarka qaadaan, meesha qaar badan oo ka mid ahna loo diiday ineey dekedda rar ka qaadaan.

Kuwa rarka loo oggolaaday ineey dekedda ka qaadaan ayaa bixiya lacago laaluush ah taas oo la siiyo xubno ka mid dawladda. Arrintan cadaalad darrada ah ayaa ah arrin aan ka jirin gobolada kalle ee dalka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*