26th March 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Barlamaanka oo Garoowe Ku Soo Dhoweeyey Wafti Ka Socda Aqalka Sare.

 

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ka bilaabanaya kulamo xasaash ah oo looga arrin sanayo khilaafka u hexeeya madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Waftigaan waxaa Garoowe ku soo dhoweeyey gudoomiyaha barlamaanka dowlada Puntland Dr Axmed Cali Xaashi wuxuuna faahfaahin ka bixiyey qaabka waftigaan ay u yimaadeen Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*