26th July 2024  admin  Category :

Akhriso websitka beesha Isaaq   Marabbida u sameeyeen  . Mar waxay leeyihiin madaxweynaha Tabarta yar, marna waxay leeyihii madaxweyne farmaajo u ma booqan jidka Ceel daahir, iyaga oo donay inay amni xumo ka abuuraan gobolka  . Xaqiiqdu waa Madaxweynaha Soomaaliya , madaxweynaha Puntland iyo isimada beesha Warsangeli dhamaantood  waykulmeen. Waxay ka wada hadleena looguma talo gelin inay ogaadaan Maradbida iyo SNM toona

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam  iyo madaxweyne Farmaajo

Sawirka Jama Farah.

Suldaan Siciid Suldaan Cabdi salaam , Suldaan Maxamed Suldaan cabdulaahi, Madaxwe Farmaajo iyo Madaxweyne Gaas

Sawirka Jama Farah.

https://allhadaaftimo.com/2018/01/11/madaxweyne-farmaajoo-oo-aan-soo-booqan-waddadii-ceel-daahir-ceerigaabo-i/

https://allhadaaftimo.com/2018/01/07/madaxweynaha-dawladda-tamarta-daran-ee-soomaaliya-maxamed-cabdillaahi-farmaajo-ayaa-la-filayaa-inuu-soo-gaadho-magaalada-garowe-ee-puntland-halkaas-oo-hadda-laga-dareemayo-qaban-qaabada-soo-dhawaynt/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*